Wasiirka Diinta Awqaafta XFS Sheekh Muqtaar Robow oo bulshada Muqdisho kula hadlay Masjidka Marwaas



Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.

Item ID: FCVNSML
Author Username: leto

#SUBSCRIBE #SNTVNEWS

Visit Sources Channel

18 thoughts on “Wasiirka Diinta Awqaafta XFS Sheekh Muqtaar Robow oo bulshada Muqdisho kula hadlay Masjidka Marwaas”

  1. khalid Bin waliid RA maad ilowdeen inu muslimka dhib badan gaadhiiyay marku gaalka ahaa, marku islaamayna ummudda uu kaalin libaax u galay? ninka taageera kana faa'idaysta waayo aragnimadiisa. qofkaan ku biirin alshaydaan ma yaqaan howlgalkooda iyo qarsoodigooda.

    Mida kale, Dadku markii hore waxay ugu biireen ururka gaalo(ethiopian iyo african) la dirir, fikirka xun ee dhexgalay Dadku marku baraarugayna waxa ka soo bixiisi, Dadkuna kasoo baxa way kusoo kala horeeyeen oo ninba marbuu u suuro galay soo buxu qaarna waa lagu dhex dilay. Sidaas darteed maanta ciddii kasoo tagta alshaydaan waa in lasoo dhaweeyaa oo laga waraystaa waxay ogyihiin si loo cidhib tiro. Waa in la ogaado qaabka ay dalin yara u dhuufsadaan, qaabka ay lacagta u urursadaan, qaabka ay hubka u gataan, cidda la saaxiibka ah ee la shaqaysa…iwn

  2. Kuwa dhahaya wuxuu ka mid aha iyyaga, Imisa gaalo ah baa soo Muslimtay NabiyuAllah(CSW) waqtigisi ka dibna qayb libaax ka qaatay fidintaa diinta iyo iftiinkeeda. Sheekha ficilkiisa waan soo dhawaynaya. Dadku nabad iyo nidaam bay ubahanyihin. Ee Ebow ya rabalcaalamiin ugurmo dadkeena oo kheyrka inoo jihee! Cid walba oo ka soo tagta khawaariijta wa Alxamdulillah! Intakalena waa laga rayn inShaAllah!

  3. Markaan wajigaaga arkaba runti waan naxaa wxaad mudantahay in laga jaaizeeyo dhibaatada aad u geysty somalida adoo somali laayey yaa hadana xil lagugu sharfay imisa qof somali ah ayaa ku maqan gacantaada. Hotel shampoo wali maskaxydii ayuu ku sawirnya. Maantana dadkii aad shala layd waa mujahidiin yaad nagu leedahay waa gaalo wax hadlaaya adiga ma ahan waa kursiga

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Translate »